Tag: Garowe

Shirka Madaxda Maamul goboleedyada oo ka furmay Garowe

Waxaa goor dhow magaalada Garowe ka furmay shir wadatashi ay leeyihiin Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ka qeyb galayaan afar ka mid madaxda maamul goboleedyada. 

WAR-MURTIYEED: shirkii madaxda Puntland iyo xildhibaannada federaalka oo soo gaba gaboobay

Waxaa soo gaba gaboobay kulan muddo labo maalmood ah xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe uga soconayey madaxda ugu sarreysa maamulka Puntland iyo xildhibaanno kasoo jeeda deegaanada Puntland oo ka tirsan Baaralmmaanka Soomaaliya.

Sanad-guuradii 1aad ee dhismaha Xafiiska UNSOM oo Garoowe lagu xusay

Magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayey sanad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtey markii la dhisay Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee magaciisa loosoo gaabiyo UNSOM.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS