Tag: Garoon

Howsha garroonka Aaden Cabdulle oo muddo kooban baqdin darteeda hakad u gashay

Duhurkii maanta, ayaa waxa dib u soo laabtay habsami u socodkii howlihii garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde magaalada Muqdisho, kadib markii saakay abaarihii 6-dii subaxnimo la hakiyay, isla markaana la diiday in gelis iyo bixid.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS