Tag: Garmalka

Jarmalka oo sheegay in uu soo gabagabeeynayo howlgaladii tababarada ciidamada Soomaaliya

Dowladda Jarmalka oo ayaa shaacisay in gabi ahaanba ay soo afjareyso howlgaladii tababarada ciidamada Soomaaliya ee midowga Yurub oo ay qeyb ka ahaayeen.

Jarmalka oo sii deysay Wariyihii u shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera Ahmed Mansour

Wariyihii Al-Jazeera Ahmed Mansour oo maalin ka hor lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa la sii daayay.

Dhismaha Safaaradda Somalia ay ku lahayd Jarmalka oo Gubtay

Dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Jarmalka oo ku yaala magaalada Bonn ayaa la sheegay in dhamaadkii bishii aynu soo dhaafnay uu gubatay, kaddib markii uu dab qabsaday, iyadoo  dowladda Somalia aysan weli ka hadal gubashada dhismaha safaaradda.

Dawlada Jarmalka oo ciidamo usoo direysa Waddanka Somaliya

Afhayeen la hadlay wakaalada France Press ayaa shaaca ka qaaday in wasarada difaaca dalka Germany ay qorsheenayso ciidamo ay u soo dirto caasimada Somalia ee Muqdisho si ay uga qeyb qaatan tababarka la siinayo ciidamada qaranka Somalia.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS