Tag: Garbahaarey

Xaalada Garbahaarey oo saaka degan, kadib dibad baxyo labadii maalmood ka dhacayay

Xaalada degmada Garbahaarey ayaa saaka degan, kadib dibad baxyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayy degmadaas, iyadoo dadka deegaanka ka careysnaayeen is bedel Maamulka Jubbaland ku sameeyay maamulkii heer gobol iyo heer degmo.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo gaaray Garbahaarey, kuna sii jeeda Beledxaawo

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo hogaaminaya wafdi ay dowlada u dirtay Gobolka Gedo, si ay u xaliyaan xiisada ka taagan Beledxaawo ayaa goor dhow gaaray magaalada Garbaharey ee xarunta Gobolkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS