Tag: Garacad

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Al-shabaab oo ka qarxay Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya Tuulooyin hoosyimaada degaanka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Goor dhaw uu Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulka Puntland iyo Al-shabaab ka Biloowday.

Wararkii ugu dambeeyay deegaanka Garacad iyo Puntland oo heegan gelisay ciidankeeda

 Iyadoo xalay fiidkii warar soo baxayay ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo doomo watay ay qabsadeen deegaanka Garacad ee bariga Gobolka Mudug ayaa dagaalayahanadan la sheegay inay u gudbeen deegaano kale.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS