Tag: Gallmudug

Ciidamada Nabadsugida Galmudug iyo Ciidamo Mareykan ah oo saldhig ka sameysanaya Xeebaha Mudug

Saraakiisha Nabadsugida Maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay ujeedka howl galadii dhowaan ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, iyagoo markii u horeysay ka hadlay in howl galada ay ku wehliyaan Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa maamulka Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS