Tag: Galdogob

Xukun Lagu Ridey Lix Dhallinyaro Ah Oo Labo Gabar Ku Kufsaday Goldogob

Guddi culimo ah iyo maamulka Puntland ayaa maanta waxay xukun ku rideen Lix dhallinyaro ah oo horraantii bishan Labo gabdhood ku kufsaday degmada Goldodob ee gobolka Mudug.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS