Tag: Galbahaarey

Qarax xalay lala beegsaday dad ku shaahayey maqaayad ku taala Garbahaareey

Laba ruux ayaa ku dhimatay sideed kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib marki xalay miino lagu qarxiyey goob lagu shaaho oo ku taalla magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS