Tag: Gadood

Ciidammo ka tirsan kuwa dowladda ee Baydhabo oo gadoodey

Ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo tiradooda lagu sheegay in ka badan boqol askari ayaa sameeyay gadood, kuwaasoo sheegay inaysan wax mushaaraad iyo xuquuq ah ka helin dowladda Soomaaliya muddo bilooyin ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS