Tag: Gaarisa

Dhowr qof oo lagu dilay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya

Ilaa 3 qof ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya.

Ardayda Jaamacadda Gaarisa oo maanta waxbarashadooda dib u bilaabanaya

Ardayda Jaamacadda Gaarisa ayaa maanta oo isniin ah dib u bilaabaya waxbarashadooda, kadib markii dhowaan dib loo furay jaamacadaas, halkaasoo bishii April ee sanadkii hore ay Al-Shabaab weerartay, kuna dishay 148 ruux u badnaa arday.

Xaalada magaalada Gaarisa oo saaka degan, kadib weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee Jaamacadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la soo afjaray howl galkii Jaamacadda Gaarisa, halkaasoo shalay subixii dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab gudaha u galay, kadibna ku dilay dad badan oo isugu jiray arday, macalimiin iyo dad kale oo shaqaale ka ahaa jaamacadan.

Wararkii ugu dambeeyay weerarka Jaamacadda Gaarisa iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Ugu yaraan 14 ruux ayay Warbaahinta gudaha Kenya xaqiijiyeen inay ku dhinteen weerar saaka dabley hubeysan ku qaadeen Jaamacad ku taal magaalada Gaarisa, iyadoo weerarkan uu ilaa iyo hada socda in ka badan shan saacadood.

In Kenya, Reports of Police Abuse in Mostly Ethnic-Somali Town

NAIROBI—Kenyan army and security forces clashed with locals in the predominantly ethnic-Somali town of Garissa on Tuesday, leaving scores wounded and many residents fuming with accusations of arson and physical abuse.

Suuqii Gaarisa oo la gubay iyo madax ka hadashay dilal ka dhacay Gaarisa

Dadka Gaarisa ku dhaqan, ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay si ula kac ah u gubeen Suuqa la yiraahdo Suuq Mugdi, oo ka mid ah suuqyada Gaarisa ku yaalla.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS