Tag: Gaari

In ka badan 9 ruux oo ku geeriyooday shil gaari ka dhacay duleedka Muqdisho

In ka badan 9 ruux ayaa saaka ku geeriyootay tobaneeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu shil gaari ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Burcad haweeney musaafur aheyd ku dishay inta u dhaxeysa gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan

Hal qof ayaa dhintay kadib markii habeenkii xalay ahaa gaari rakaab ah oo ka yimid gobolka Hiiraan kuna sii jeeday Muqdisho ay koox aan la garaneyn ay ku rasaaseeyeen waddo bacaad ah oo marta deleedka Magaalada Jowhar.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS