Tag: Gaab

Jen. Cali Gaab oo dib loogu magacaabay xilka Taliyaha Ciidanka Taraafikada (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa dib ugu celiyay Taliska Qeybta Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Jen, Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), oo horay xilkan u soo qabtay. 

Taliyihii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo is casilay

Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Taliyaha qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir, 

Jen. Cali Gaab “Aniga ma qabo 100% Hoobiyeyaasha la soo tuuro in Al-Shabaab kaliya yihiin”

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa sheegay in falalka amni darri ee ka dhaca magaalada Muqdisho aanay kaliya ka dambeyn Al-Shabaab, balse ay jiraan dad kale oo si xun wax ku raadinaya.

Taliyaha Booliska gobolka Banaadir oo beeniyay in uu jirdilay Guddoomiyaha Xamarweyne

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir General Cali Xirsi Barre “Cali Gaab” ayaa beeniyay inuu Jir dil u geeystay Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banadir C/qaadir Maxamed C/qaadir.

Bulshada Caasimadda Muqdisho oo taageeray waxqabadka Guddoomiye Muungaab (Sawirro)

Kulan weyn oo maanta ka dhacay Muqdisho oo uu soo qaban qaabiyay Malaaqa Xamar iyo Xamar daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Hiloowle, laguna qabtay hoyga uu ku leeyahay degmada C/casiis ayaa waxaa ay bulshada ku dhaqan caasimadda ku taageereen Waxqabadka Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hogaaamiyo Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
Valid XHTML 1.0 Valid CSS