Tag: GAZA

Turkiga oo muddo lix sano kadib gargaar bani’aadanimo u diray Gaza (Sawirro)

Dowladda Turkiga ayaa gar-gaarkii u horeeyay oo bani’aadanimo u dirtay magaalada Gaza ee dhulka Falastiiniyiinta, lix sano kadib dhacdadii lagu dilay dad u dhashay Turkiga oo shixnad gar-gaar u waday dadka reer Gaza oo horay u go’doomisay dowladda Israel.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS