Tag: GAMUDUG

Madaxweynaha Galmudug oo muddo 15 cisho loogu daray inuu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada

 Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa muddo 15 cisho dheeraad ah siiyay Madaxweynaha Galmudug inuu ku soo magacaabo Golihiisa Wasiirada, kadib markii ay dhamaatay muddo 45 cisho ah oo looga fadhiyay inuu ku soo dhiso dowlad.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS