Tag: GAALKACYO

Banaan bax looga soo horjeedo nin Puntland dil ku xukuntay oo ka socda Gaalkacyo

Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay dil toogasho ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qeybta koofureed ee magaalada. 

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay ku dileen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland. 

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xarunta dowladda hoose ee magaaladda Gaalkacyo

Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland, ayaa la wareegay xarunta dolwadda Hoose oo ku taalla woqooyiga magaaladda Gaalkacyo.

Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug oo saaka ka socda Galkacyo

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa saaka ka qarxay magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo dagaalka uu hada xoogiisa ka socdo koontaroolka dhinaca koofureed ee Puntland.

Deg Deg:- Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo Iscasilay

Taliyaha qaybta Gobalka Mudug Gaashaanle sare C/llaahi Shire Dool  ayaa Shaaciyay inuu is casilay xilikii Taliyaha Booliska ee Ciidamada Maamulka Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS