Tag: Fuuqbax

Caruur fuuq-bax ugu geeriyootey Baladweyne

Shan carruur ah ayaa  24-kii saac ee la soo dhaafay cudurka shubanka ugu geeryootay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halka in ka badan 20 kalana ay la ildaranyihiin cudurkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS