Tag: Fowsiyo

Wasiirka arimmaha dibbadda oo shir kaga qeyb galaysa Addis Ababa

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya, Marwo Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa maanta u amba-baxday dalka Ethiopia ay uga qeybgaleyso shir ay Addib Ababa ku yeelanayaan wasiirrada arrimaha dibadda wadamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD.

Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Rome gaartay

Raysal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibbadda dalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yusuf Xaaji Aaden, ayaa safar shaqo ku tagtay waddanka Talyaaniga, iyadoo magaalada Rome ee xarrunta dalkaasina ay ku soo dhaweeyene safiirka Soomaaliya ee dalkaasi iyo diblumaasiyiin kale.

Wasiirka arrimaha dibbadda oo u kuur galeysa xaaladda safaaradihii Soomaaliya oo ay ku jirto tii Rooma

Xukuumadda Soomaaliya ayaa wasaaradda arrimaha dibadda dalka Soomaaliya u magacowday u kuur galidda xaaladda Safaaraddii Soomaaliya ee dalka Talyaaniga, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in safaaraddaasi la kireeyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS