Tag: Fifa

Mid ka mid ah Madaxdii FIFA oo qirtay inay ku kaceen laaluush iyo musuq maasuq

Chuck Blazer oo horay uga tirsanaa Madaxda Guddiga Fulinta ee FIFA ayaa qirtay in isaga iyo xubno kale ay ku kaceen laaluush iyo musuq maasuq, isagoo cadeeyay inay laaluush ku qaateen u codeynta marti gelintii koobabkii adduunka ee sanadihii 1998-dii iyo 2010 oo lagu kala qabtay dalalka France iyo Koofur Afrika.

Doorashada Madaxweynaha Xiriirka K/cagta ee FIFA oo maanta ka dhaceysa Zurich

Doorashada guud ee Madaxweynaha Xiriirka Kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta oo jimco ah ka dhaceysa magaalada Zurich ee dalka Switzerland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS