Tag: Favori

Cod u qaadistii Heshiiskii Shirkada FAVORI ee maamusha Garoonka diyaaradaha oo dib u dhac ku yimid

Waxaa goor dhoweyd uu dib u dhac ku yimid cod u qaadistii lagu waday in maanta Baarlamaanka u qaado Heshiiskii Shirkada FAVORI ee maamusha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo dib u dhacan ay sabab u aheyd kooramka oo loogu tala galay codeynta oo gaari waayay.

Heshiiskii ay Dowladdu la gashaya FAVORI oo Sharci-darro lagu Tilmaamay

Guddiga gaadiidka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku tilmaantay sharci-darro heshiiskii ay dowladdu la gashay shirkadda FAVORI LLC oo laga leeyahay dalka Turkiga, haatanna wadda dib u dhiska garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS