Tag: Fatahaada

Wararkii ugu dambeeyay ee Fatahaada Wabiga Shabeelle ee deegaano ka tirsan Sh/Dhexe (Sawirro)

Cabsi weyn ayaa soo food-saartay dadka degan deegaanada u dhaxeeya Balcad iyo Jowhar ee ku teedsan Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga jabsaday, waxaana laga cabsi qabaa in fatahaada wabiga uu sababo in deegaano badan ay go’doomaan.

Wabiga Shabelle oo qarka u saaran inuu ku fataho deegaano hor leh oo ka mid ah Sh/Dhexe (Sawirro)

Wabiga Shabelle ayaa qarka u saaran inuu ku fataho deegaano horleh oo ka mid ah gobolka Sh/dhexe, kadib markii roobab xoog leh ay ka da’een gobolka. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS