Tag: Fatahaad

Hay’adaha gargaarka oo ka digey roobabka deyrta inay sababaan fatahaado

Roobabka El Nino ayaa laga cabsi qabaa inay si weyn waxyeello u soo gaarsiiyaan Somalia inta u dhaxaysa October iyo December ee sanadkan.

Roob waxyeello geystay oo ka da'ay Mudug

Iyadoo roobabkii dayrtu si weyna uga da’een Soomaaliya ayaa waxaa hadana isa soo taraya  cabasho ku aadan khasaare ka dhashay roobabka dayrta. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS