Tag: Faroole

C/raxmaan Faroole oo beeniyay wararka sheegaya inuu ka tanaasulayo Musharaxnimadiisa

Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay kulan afar geesood ahaa oo maalin ka hor ku dhex maray Garowe, isaga, Madaxweynaha Puntland, Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid iyo C/risaaq Jurille.

Faroole oo ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu yimaado Gaalkacyo

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu soo fara geliyo dagaalka ka socda Gaalkacyo, isla markaana uu yimaado, si loo soo afjaro colaada daba-dheeraatay ee ka jirta magaalada.

C/raxmaan Faroole oo ku guuleystay xubinimada Aqalka Sare ee Puntland

 Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhow ku guuleystay xubinimada Aqalka sare ee Baarlamaanka, kaddib markii uu ka guuleystay Cabdi Mahad Abshir Cusmaan oo kula tartamayay kursiga Aqalka sare.

FAROOLE: Waxaan ka digayaa in mar kale dadka Soomaaliyeed Wax loogu Qaybiyo Nidaamka 4.5

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar labaad wax loogu qeybiyo nidaamka qabiiliga ah ee 4.5, kaasoo uu sheegay inuu sabab u yahay dib u dhaca Somalia.

Falanqeyn Khubdadii Madaxweyne Faroole & Xaalada siyaasadeed ee Puntland

Waxaa shalay  gegida diyaaradaha ee Garowe ka dhoofey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, safarka Faroole ayaa ku wajahnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana la filayaa in uu uga sii gudbo dalal kale, haddaba sida caadadda u ahayd Madaxweynaha waxa uu la hadley saxaafadda waxaana ka mid ahaa waxyaabihii uu ka hadley doorashada la sheegay in ay dhamaadka sanadkan 2013 ama kan xiga bilowgiisa ka dhici doonto deegaanada Puntland taas oo loogu tartamaayo Guddoomiye Baarlamaan, Madaxweyne iyo ku xigeenkiis.

Madaxweynaha Puntland oo furey kalfadhi aan caadi aheyn oo baarlamaanka Puntland uu yeelanayo

Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa manta u furay barlamaanka Puntland kalfadhi aan cadi ahayn kaas oo looga gol leeyahay sidii wax looga badali laha xeer Doorashooyinka oo gudiga doorashooyinku u soo gudbiyey golaha xukumada ururadda siyasada kala shireen  kala shiray  

Madaxweynaha Puntland oo aanu qorsheyneyn in uu xilka ka dago 8-dda January 2013

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa sheegay inaysan jirin wax muddo kororsi ah oo uu sameysanaayo, hasa yeeshee uu dhameysanaayo sida uu yiri shantii sano ee la doortey.

Xabsiga Boosaaso oo la weyneeyay

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa xariga ka jaray qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS