Tag: Fargeeti

Wasiirka Maaliyadda oo Baxreyn uga qeyb galay Shirka Wasiirada Maaliyadda Jaamacada Carabta

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Wasiiradda Maaliyadda ee Jaamacadda Carabta, Shirkan ayaa waxaa soo agaasimay shanta haya’adood ee dhaqaallaha ee hoostagta Jaamacadda Carabta. Waxaana isugu yimaada dhammaan Wasiiradda Maaliyadda & Gudoomiyeyaasha Bangiyada Dhaxe.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS