Tag: Farax

Mo Farax Oo Ku Guuleeystay Biladda Dahabka Ah Ee Orodka 10-kun Mitir”Sawiro”

Orodyahanka Soomaaliyeed ee MO Farah oo heysta dhalashada dalka Britain ayaa mar kale ku guuleystay orodka 10-ka kun ee Mitir ee Zurich tartanka ciyaaraha fudud ee Yurub, kadib markii uu ka guuleystay ciyaaryahan kale oo u dhashay Britain Andy Vernon, kaasoo galay kaalinta labaad, halka kaalinta saddexaad uu galay Ali Kaya oo u dhashay dalka Turkiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS