Tag: Faransa

Sirdoonka Mareykanka oo basaasay Madaxweynayaal Faransiis ah

Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee NSA ayaa la sheegay inay basaastay Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande iyo labo Madaxweyne isaga ka horeeyay oo kala ahaa Nicholas Sarkozy iyo Jacques Chirac.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS