Tag: Farance

Biriq dad ku dhaawacday wadamada Faransiiska iyo Jarmalka

Inkabadan 40 ruux oo badankood ay carruur yihiin ayaa ku dhaawacmay biriq ku dhacday meel barxad ah magaalada Paris iyo garoon  ku yaal dalka Jarmalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS