Tag: Farah

Mo Farah oo ku guuleystey orodka 10,000m ee tartanka Olombikada (Sawirro)

Orodyahanka Britain balse asalkiisu  yahay Soomaaliga ayaa mar kale ku guuleystey billada dahabka ah ee orodka 10,000m, isagoo intii uu tartanku socday kufay balse ka kacay oo ka hormaray orodyahanka Kenya ee Tanui.

Mo Farah oo ku guuleystey tartanka caalamiga ah ee orodada 10.000 M (Sawiro)

Orodyahanka Soomaaliyeed balse haysta dhalashada dalka Britain Mo Farah ayaa ku guuleystey bilada dahabka ah tartanka orododa caalamka ee 10.000 Mitir isagoo ka yaabsaday saddex orodyahan oo Kenyan ah oo ka mid ahaa orodyahanadii la tartamaysay. 

Mo Farah oo ku guuleystay orodka 5-kun ee Mitir ee Lausanne (Sawirro)

Orodyahanka caanka ah Mo Farah ayaa mar kale ku guuleystay orodka 5-kun ee Mitir ee ka dhacay magaalada Lausanne, isagoo ka guuleystay 17 jirka reer Itoobiya ee Yomif Kejelcha.  

Mo Farah names his daughters Aisha and Amani

The long distance runner, who brought joy to the nation with his triumphs in the 5,000m and 10,000m finals, has called the pair Aisha and Amani.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS