Tag: Faraca

Dowladda Jarmalka oo 650 askari u direysa dalka Mali

Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in 650 askari u diri doonto dalka Mali, si ay u taageeraan Faransiiska oo dagaal kula jira Islaamiyiin mayal adag oo xiriir la leh Ururka Al-Qaacida.

Roobab lixaad leh oo ka da’ay dalalka Faransiiska iyo Maraykanka oo ay dad ku dhinteen (Sawiro)

Ugu yaraan 16 ruux ayaa ku geeriyootay kadib markii KoofurBari dalka Faransiiska ay roobab lixaa dleh ka da’een taasoo sababtay in fatahaado ka dhashaan.

Tagasileeyda France oo ka careysaan Uber taxi oo dhigay mudaharaad weyn.

Tagasileeyda France oo si aad iyo aad ah uga  careysaan Uber taxi ayaa dhigay mudaharaad weyn oo lagu gubaayo tagasida Uber taxi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS