Tag: Faluuja

Ciidamada dowlada Ciraq oo weerar culus ku qaaday magaalada Fallujah

Ciidamada gaarka ah ee dalka Ciraq ayaa bilaabay weerar ka dhan ah ururka IS ee ku sugan magaalada Fallujah oo 50km dhinaca galbeed ka xigta caasimada dalka Ciraaq ee Baqdad.

Hogaamiyihii ururka IS ee magaalada Falluja Maher Al-Bilawi oo duqeyn lagu diley

Wararka ka imanaya dalka Ciraq ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada ururka IS ee magaalada Falluja uu ka mid noqday illaa toddobaatan dagaalyahanada ururka IS oo ku dhintey duqeyn ay ciidamada huwanta u geysteen magaalada Falluja.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS