Tag: Faarax

Faarax C/qaadir “Anigu Musharax ma ihi, Miro guntaada ku jirana, miro geed saaran looma daadiyo”

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee saameynta weyn ku leh dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay barnaamijka Dabagalka Wararka ee ka baxa Telefishinka Universal ayaa kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada dalka.

Faarax Qarre “Hadii Burcad badeed la waayay, Burcad kalluun ayaa yimid, kalluunkeenana xadaya”

Taliyihii hore ee Ciidamada Badda ee Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) oo hada ah Agaasimaha Hey’adda Cilmi baarista Badaha ayaa sheegay in dowlado fara badan ay si sharci darro ah ay badda Soomaaliya uga kaluumeysanayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS