Tag: FPI

Saraakiil ka tirsan FBI-da Mareykanka oo ku biiray baaritaanka Diyaaraddii Daallo

Koox yar oo ka socda FBI-da Mareykanka ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan baaritaanada lagu haayo diyaaraddii Daallo Airline, taasoo maalinimadii Talaadadii deg deg ugu soo laabatay garoonka Muqdisho, kadib markii wax loo maleynayo inay qarax yihiin uu gudaha diyaarada ka dhacay, xilli ay hawada ku jirtay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS