Tag: FBI

FBI oo xirtay rag caddaan ah oo qarax la damacsanaa dhisme Soomaali badan daggan yihiin

Saddex nin oo caddaan ah oo qarax la damacsanaa dhisme dad badan oo Soomaali ah ay kunool yihiin Kansas Mareykanka ayaa waxaa soo xiray hayada sirdoonka Mareykanka ee FBI. 

FBI-da Mareykanka oo fashilisay weerar la damacsanaa in lagu qaado Aqalka Congress-ka

Laanta FBI-da dalka Mareykanka ayaa sheegtay inay fashilsay weerar la qorsheynayay in lagu qaado dhismaha aqalka Congress-ka ee caasimada Washinginto.

FBI oo raadineysa macluumaadka nin ka soo muuqday Video, kuna hadlayay Lahjad Mareykan ah

FBI-da ayaa weydiisatay shacabka Mareykanka inay ku caawiyaan sidii loo aqoonsan lahaa nin wajiga u xirnaa oo ka soo muuqday Video ay soo bandhigeen Dowladda Islaamiga, iyadoo ninkan uu ku hadlayay Lahjada waqooyiga Ameerika.

FBI-da Mareykanka oo sheegtay inay geeriyoodeen dhamaan kooxihii weeraray Westgate

FBI-da Mareykanka ayaa sheegay inay geeriyoodeen dhamaan kooxihii weeraray xarunta ganacsiga ee Westgate ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen 67-ruux weerar lagu qaaday 21-kii bishii September ee sanadkii hore.

FBI updates its most wanted terrorists list, adds Alabama man believed to be in Somalia

WASHINGTON — An American suspected of operating with terrorists in Somalia has been added to the FBI’s list of most wanted terrorists.

FBI-da Mareykanka oo liiska argagixisada aadka loo baadi goobo ku dartay Al-Imriiki

Waaxda dambi baarista Mareykanka ee FBI, ayaa liiska argagaxisada sida aadka loo badi goobaayo ku dartay Cumar Shafikh Xamami, oo Ameerikaan ah, kaas oo in sanado ahba ka dhinac dagaallamayay kooxda al-Shabaab ee gudaha dalka Soomaaliya.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS