Tag: Ethobia

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, waxaana labada mas’uul ay ka wada hadleen arrimaha horumarinta xariirka dawladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa geeska Afrika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS