Tag: Ethiopia

Itoobiya oo qorsheyneysa in ay Saldhig Ciidamada Badda ah ka dhisato Badda Cas iyo Badweynta Hindiya

Taliye ku xigeenka ciidamada Ethiopia General Berhanu Jula ayaa sheegay in dowladiisu ay qorsheyneyso inay ka dhisato saldhig milatari oo ciidamada badda ah  Badda Cas iyo Badweynta Hindiya. 

Xukunka Deg-degga ah oo laga qaadayo dalka Ethiopia

Golaha Wasiirada dowlada Ethiopia ayaa isku raacay in la qaado xukunka degdegga ah ee la saaray dalkaas bishii Febraayo ee sanadkan. 

Dowladda Ethiopia oo Jamaaludiin Mustafa u magacaawday safiirka Ethiopia ee Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Ethiopia, Mulatu Teshome, ayaa Jamaaludiin Mustafa Cumar, usoo magacaabay safiirkooda u joogi doono dalka Soomaaliya.

Madaxweynayaasha Soomaliya iyo Djibouti oo kulmay ka hor shika Midowga Afrika

Addis Ababa, 12 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Djibouti Mudane Ismail Omar Gelle ka hor shirka Madaxweynayaasha Midowga Afirka.

Ethiopia to stay in Somalia until AU takeover: PM

ADDIS ABABA — Ethiopian troops will remain in Somalia until African Union forces fighting Islamists can take over, Prime Minister Hailemariam Desalegn said Wednesday, as he met with his Somali counterpart."We are waiting for AMISOM (African Union Mission in Somalia) force to come and replace us, and until we get that assurance then we will be waiting there," he told reporters.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS