Tag: Eedeysane

Somaliland oo Puntland ku wareejisay nin loo heysto dilkii AUN Sheekh C/qaaddir Gacmey

Maamulka Somaliland ayaa maanta ku wareejiyay Puntland nin dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa dilkii Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax bartamihii Febraayo loogu geystay magaalada Garoowe.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS