Tag: EU

Wasiirada Arrimaha Dibadda Midowga Yurub oo kulan ka leh Donald Trump

 Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa maanta kulan gaar ku yeelanaya Caasimada Brussels, iyagoo ka arrinsanaya saameynta ay ku yeelan karto guusha uu Donald Trump ka soo hoyay doorashadii Madaxweynaha Mareykanka ee todobaadkii hore dhacday.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS