Tag: Duufaan

Roobab duufaanno wata oo laga digey meelo kamid ah Soomaaliya

Shabakadda Accu-Weather oo ka faalloota saadaasha hawada caalamka oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa shaacisay in gellinka dambe maanta oo Isniin ah ay duufaanno roobab wata ku dhufan doonaan deegaanno ku yaalla bariga fog ee Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS