Tag: Dufle

Prof. Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Prof. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu u taqaano Kaduudiye oo mudooyinkan fara ba’an ku haya shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood.

Prof. Dufle oo bulshada Soomaliyeed uga digay khatarta caafimaad ee cabista Sigaarka iyo cudurada ka dhasha

Iyadoo maanta oo ay bishu tahay 31-ka Maajo 2015 ay tahay maalinta loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ee caalamka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay bulshada uga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha.

Munaasabad lagu soo dhaweynayay guulaha uu gaaray Prof Dufle oo lagu Qabtay Muqdisho (SAWIRRO)

Waxaa xalay Hoteelka SYL ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu soo dhaweynayay abaal-marin dhawaan machadka (Giussepe Pitre) ee dalka Talyaaniga uu guddoonsiiyey Prof. Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed, isla markaana ay ugu aqoonsatay shaqsiga sannadka ee nabada iyo arrimaha bulshada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS