Tag: Dowladda

Dowladda Soomaaliya oo garab Istaag buuxa u muujisay Sucuudiga (War Saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buuxa u muujisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, xilli uu isa soo tarayo dhaleeceyn xoog leh oo dowladda Sucuudiga loogu jeedinayo dilkii Saxafiga Jamaal Kashoggi. 

Xarrumo muhiim ah oo ay AMISOM iyo dowladda Soomaaliya kala wareegeen Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, ayaa shalay galinkii dambe qabsaday deegaanno duleedka magaalada Jowhar ku yaalla, oo uu ku jiro garroonka dayuuradaha magaaladasi, halkaas oo ay in muddo ahiba joogeen kooxda al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS