Tag: Doorasho

Doorashada 3 kursi ee horay loo laalay oo maanta ka dhaceysa Muqdisho, Kismaayo iyo Baydhabo

Guddiga Federaalka ee doorashooyinka dadban ayaa maanta ku dhawaaqay inay dhaceyso doorashada saddex kursi oo ka mid ahaa 5 kursi oo horay loo laalay, kaasoo doorashadooda dib loogu noqonayo.

Guddi loo saaray qorshaha doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar

Iyadoo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka doorashooyinka ee Xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka ayaa waxaa la sheegay in Guddigan uu wax ka bedel ku sameeyay qaar ka mid ahaa qodobada doorashada.

Kenya oo doorasho ku jirta

Dadka reer Kenya ayaa maanta codadkooda ka dhiibanaya doorashada guud. Madaxweynaha hadda talada haya Mwai Kibaki tartanka kuma jiro kadib markii uu dhameystay labada xilli ee dastuurka dalku qorayo.

Dadweynaha Jabuuti oo u dareeray doorashada xubnaha baarlamaanka Jabuuti

Dalka Jabuuti ayaa waxaa saakay ka billowday doorashada baarlamaaniga ah ee dalkaas, iyadoo shacabku ay soo dooranayaan 65-ka xidhibaan ee uu ka kooban yahay baarlamaanka Jabuuti.

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah oo ka dhashay Natiijadii Doorashada Magaalada Hargeysa ee Xalay lagu Dhawaaqay

Hal qof ayaa ku dhintay, ilaa lix qofna way ku dhaawacmayn rabshado xalay ka dhacay magaaladda Hargeysa ka dib markii lagu dhowaaqay natiijadii doorashadda golaha deegaanka ee magaaladda Hargeysa sida ay noo xaqiijiyeen hawl-wadeenadda caafimaadka ee Adna Cisbitaal oo la dhigay dhawaaci.

Doorashooyinka dowladaha hoose oo Somaliland ka bilowday

Dad weynaha reer Somaliland, ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta si ay u soo doortaan goloyaasha dowladaha hoose ee deegaannada maamulka Somaliland.

Dhageyso qudbadihii ay jeediyeen madaxda qaranka kadib doorashada

Waxaan idin soo gudbineynaa qudbadihii ay madasha doorashada ka jeediyeen Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, guddoomiyaha baarlamaanka, madaxweynihii dowladdii KMG aheyd Shariif Sheekh Axmed, madaxweynaha dowladda cusub Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha guddiga doorashada xildhibaan Maryan Cariif.
Qudbad

Xasan Sheekh Maxamuud oo noqday madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Doorashadii muddada dheer qaadatay ee maanta ka dhacday xarrunta tababarka ciidamada booliska ee Jeneraal Kaahiye, ayaa waxa ay ku soo dhamaatay guul iyo jawi degan, iyadoo madaxweyne cusubna la doortay.

Update: Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamed oo wareeggii ugu dambeeyay ku tartamaya

Wax yar ka dib markii salaadda maqrib laga soo noqday oo lagu dhawaaqay natiijadii codadkii ay heleen musharixiintii islamarkaasian ay soo gudbeen waregga labaad afar musharax, ayaa waxa sheegay inay ka hareen tartanka laba musharax oo kale.  

Shuruud cusub oo la hor dhigay musharixiinta

Musharixiinta u taagan xilka madaxweynanimo ee dalka Soomaaliya, ayaa maanta shuruud cusub la hor dhigay. Shuruuddaasoo daba socota shuruudo kale oo hore loo hor dhigay musharixiintaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS