Tag: Donald

Akhriso: Donald Trump oo Farriin u soo diray Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin ku aadan Hambalyada Munaasabadda Maalinta Xornimadda ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay askari looga dilay Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka tacsiyadeeyay askari Mareykan ahaa oo maalintii shalay lagu dilay duleedka magaalada Kismaayo, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Ciidamo ku sugnaa deegaanka Sanguuni oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidamo Mareykan ah. 

Donald Trump oo ku guuldareystay in la bedelo Adeegii caafimaadka ee Obamacare

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Xisbigiisa Jamhuuriga ayaa ku fashilmay in la bedelo barnaamijkii adeega caafimaadka ee Obamacare, kaasoo uu horay u balanqaaday inuu meesha ka saari doono intii uu ku guda jiray ololihii doorashada.

Trump oo xaakim cusub u magacabaay maxkamadda ugu sarreysa Mareykanka

Madaxweyne Donald Trump ayaa u magacaabay Neil Gorsuch in uu xubin ka noqdo xaakimiinta Maxkamadda Sare ee dalkaasi.

Donald Trump oo si layaab leh uga hadlay ninkii Soomaaliga ahaa ee weeraray Jaamacadda Ohio

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ninkii Soomaaliga ahaa ee dhowrka qof ku dhaacaway jaamacad ku taalla Ohio ka hor inta aan isaga la toogan uu ahaa qaxooti aan mudneyn inuu markii horaba dalka sii joogo. 

WARBIXIN: Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Dalka Mareykanka Donald Trump (SAWIRRO)

Madaxweynaha cusub ee Waddanka Mareykanka Donald John Trump wuxuu dhashay 14-kii Juun 1946-kii, isagoo ku dhashay kuna koray Magaalada New York ee Dalka Mareyknaka, Wuxuu ah cunuggii afaraad ee Aabbihii oo ahaa hantiille ka ganacsan jiray guryaha oo lagu Magacaabi jiray, Fred Trump.

Donald Trump “Soomaalida Masiibo weyn ayay ku yihiin Minnesota & gobolada kale”

Donald Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida ku nool gobolada dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota.

Donald Trump “Tiradii ugu badneyd ee Qaxootiga Soomaalida ee Minnesota ayaa ku biiray Daacish”

Donald Trump oo ah ninka la filayo inuu noqdo Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa mar kale ku celiyay baaqiisa ahaa in Muslimiinta laga mamnuuco Mareykanka.

Baarlamaanka Britain oo ka doodaya in Musharaxa Donald Trumb laga manuuco inuu dalkaas galo

Xildhibaanada Baarlamaanka Britain ayaa ka doodaya in Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trumb laga mamnuuco inuu soo galo dalkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS