Tag: Diyo

Nin dil loogu geystay Guriceel oo laga bixiyay diyo

Qoyska Xuseen Yusuf Barre, oo ah nin sagaalkii bishii November lagu dilay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa maanta ka qaatay diyo lacgeed oo u dhiganta boqol halaad ah qoyska ninkii dilay marxuumkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS