Tag: Diyaarada

Diyaaradda Turkish Airlines oo maalintii 3aad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Muqdisho

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii saddexaad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood.

Wararkii ugu dambeeyay baaritaanada Diyaaradda Daallo Airline

Waxaa wali socda baaritaanka ku aadan Diyaaraddii Daallo Airline oo maalinimadii Talaadadii si deg deg ah ugu soo laabatay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii wax u eg qarax uu ka dhex dhacay gudaha diyaaradda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS