Tag: Diyaarad Itoobiya leedahay oo la afduubtay

Diyaarad Itoobiya leedahay oo la afduubtay, markii ay ka soo kacday Addis Ababa

Diyaarada Itoobiya Airlines oo ka soo duushay magaalada Addis Ababa, kuna socotay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa la afduubtay, iyadoo lagu qasbay diyaarada inay ku degto magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS