Tag: Dilal

Shebaab oo lagu eedeyay inay dilal fool xun ka geysteen gobollo ka mid ah Soomaaliya

Kooxda al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay dilal fool xun ka geysatay gobollada Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan.

Afar qof oo xalay Dhadhaab lagu dilay

Kooxo hubeysan, ayaa xalay Dhadhaab, waqooyi bari, Kenya ku dilay afar ruux oo xoolo dhaqato ahaa, kuwaas oo ka mid ahaa dadka deegaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS