Tag: Diinsoor

Ciidamada huwanta oo saaka la wareegay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay

Ciidamada huwanta ayaa saaka gudaha u galay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kadib markii shalay gelinkii dambe ay ka baxeen Xoogagii Al-Shabaab oo halkaas ku sugnaa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS