Tag: Diini

Wasiir Diini oo kormeer ku tagay Xerada Milateri ee Turkiga ka dhistay deegaanka Jazeera

Sii-hayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer ku tagey Saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay deegaanka Jazeera, halkaasoo noqon doonta xarun lagu tababari doono Ciidamada  iyo Saraakiisha xoogga dalka.

Wasiirka Gaashaandhiga oo qiray inay jiraan Ciidamo Itoobiyaan aan AMISOM ka tirsaneyn

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan oo aan ka mid aheyn AMISOM ay joogaan Soomaaliya, isagoo cadeeyay in dhici karto inay caawimaad siiyaan Ciidamadooda kale ee ka mid ah howl galka AMISOM.

Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab”

Muqdisho, July 23, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda qaar kamid ah gobollada dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS