Tag: Diidmo

Dowladda Soomaaliya oo diiddey maamulada looga dhawaaqay Kismaayo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay madaxweynayaasha iska soo horjeeda ee looga dhawaaqay magaalada Kismaayo wasiirka wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed  oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa madaxweynayaasha Kismaayo looga dhawaaqay ku tilmaamay waxba kama jiraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS