Tag: Dhoobley

Ciidamada dowladda oo ku qabtay Dhoobley Rag ajaaniib ku biiri rabay Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gacanta ku dhigeen Rag ajaaniib ah oo doonayay inay ku biiraan Xarakada Al-Shabaab, iyadoo raggan ay ka soo tallaabeen xuduuda Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS