Tag: Dhexe

Faah faahin: Ciidamo Mareykan iyo Soomaali oo howlgal ka fuliyay Jubada Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo iyo dagaal toos ah oo xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Jubada Dhexe oo ay ku sugnaayeen Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. 

Maamulka Shabeellada Dhexe Oo ka Digay fatahaado ka Dhaca Deegaanada Gobolkaas.

Iyadoo guud ahaan goboladda koonfureed looga diyaargaroobayo xili-roobaadka ayaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha  Dhexe Axmed Meyre Makaraan wuxuu Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan suurtagalnimada fatahaado laga yaabo in uu sameeyo webiga Shabelle oo mara deegaanno badan oo gobolkaasi ah.

Faah faahin : Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in ay wadada u galleen ciidamo tirsan kuwa dalka Burundi ee ka midka ah hawlgalka AMISOM ee gobolka Shabeellaha Dhexe..

Qariirad ku saabsan dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la soo saaray

 Urur goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa inuu soo bandhigo dhowaan qorshaha lagu dhisayo maamul ay ku mideysan yihiin gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS